EURO 2016: Xulka Faransiiska oo guul ku daah furay+Sawiro

article-3635902-35249BC500000578-567_964x370Xulka Faransiiska ayaa ku guuleystay kulankii lagu furay tartanka ciyaaraha ee Euro 2016.

Faransiiska oo martigelinaya tartankan ayaa dalka Romania uga badiyay 2-1 ciyaartii ka dhacday garoonka Stade de France ee Paris.

Olivier Giroud ayaa goolka koowaad u dhaliyay Faransiiska, waxaana ay Romania ku barbareysay gool ku laad uu u dhaliyay Bogdan Stancu.

Dimitri Payet oo u dheela xulka Faransiiska ayaa gool qurux badan u dhaliyay daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta.

Ammaanka caasimadda Paris, gaar ahaan aagga garoonka ay ciyaarta ka dhacaysay ayaa aad loo adkeeyay.

3523BF9900000578-3635902-image-a-86_1465592220578 3523CB0C00000578-3635902-image-a-87_1465593199288 3523D80200000578-3635902-image-a-99_1465593898956 352386C900000578-3635902-image-a-57_1465590303778 352394AB00000578-3635902-image-a-65_1465590969390 3523264700000578-3635902-image-a-29_1465587705411

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here