Eretrea oo dishay 200 oo Askarta Itoobiya kamid ah

A man from Badme poses with his sheep in front of a tank abandoned during the 1998-200 border war with Ethiopia, in Shambuko Town, December 23, 2005. Ethiopian troops began moving back from the tense border with Eritrea as a United Nations deadline for both sides to pull soldiers back by midnight on December 23, 2005 drew near, a U.N. source said. Picture taken December 23, 2005. REUTERS/Ed Harris - RTR1BIRL
A man from Badme poses with his sheep in front of a tank abandoned during the 1998-200 border war with Ethiopia, in Shambuko Town, December 23, 2005. Ethiopian troops began moving back from the tense border with Eritrea as a United Nations deadline for both sides to pull soldiers back by midnight on December 23, 2005 drew near, a U.N. source said. Picture taken December 23, 2005. REUTERS/Ed Harris – RTR1BIRL

Dowldda Eritrea ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dileen in ka badan 200 oo askar Ethiopian ah, islamarkaana ay dhaawaceen in ka abdan 300 oo kale, intii uu socday dagaaal xuduudda ka dhacay axaddii iyo Isniintii.

Ma jirto cid si madax banaan u xaqiijin karta sheegadan, oo ay dowladda Eritrea ku baahisay war qoraal ah oo ay maanta soo saartay.

Wareysi uu siiyey VOA ayaa wasiirka isgaarsiinta Ethiopia Getachew Reda waxa ku sheegay in tiradaasi aysan ahayn mid sax ah, hase yeeshee ma uusna beenin.

“Ciidamo dib u garasho ku jira oo jahwareersan ma garan karaan waxa dhacay” ayuu yiri.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Ethiopia aysan wax dan ah ka lahayn inay baahiso khaariihii ka dhashay dagaalka oo ay qiimeynteeda ku ogaatay.

Labada dhinacba waxa ay sheegteen inay ku gacan sareeyaan dagaalka oo Axaddii iyo Isniintii ka dhacay magaalada xududda Eritrea ku taalla ee Tsorona, oo ah magaaladii dhalisay dagaaalkii weynaa ee labada dal dhex maray 1998-kii illaa 2000.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here