Dzagoev oo soo jiitay indhaha tababre Arsene wenger

Xidiga ay kuduulaan rushka alan dzagoev ayaa ah dooqa koowaad ee macalin arsene wenger kadib markii uu bandhigwanaagsan kamuujiyay ciyaartii furitaanka markaasoo uu laba gool kadhaliyay xulka cech republic
Xidigaan oo hada xulkiisa Russia kala qeeyb galaya tartanka euro 2012 waxa uu dhaliyay 3gool waxana macquula inuu wadankiisa kasaacido ineey markale soo tiigsadaan wareega quarter finalka,
Xidigaan oo hada u ciyaara naadiga CSKMoscowwaxa uga haray qandaraaska uu kulajoogo halsano waxa uuna kusoo biiray sanadi 2008.
Arsene wenger ayaa maalmahaan waxa uu baadi goob xoogan ugu jiray ciyaaryahan kaciyaara afka hore ee weerarka iyadoo lagayaabo inuu isga hayaamo garoonka emirates stadium xidiga v.persie
Wenger ayaa horay usoo xero galiyay laacibka uciyaara jarmalka ee lagu magacaabo lucas podoliski, sidokale waxa uu kudhowyahay inuu lasoo saxiixdo laacikaMontpellier’s Olivier Giroud.
CSKMoscowayaa xidigaan kuqiimeeysa lacag dhan 13million oo pound waxaana macquula ineey ka iibiso naadiga arsenal