Duqa Muqdisho oo dhir ku beeray waddada Maka Al-mukarama+Sawirro

dhir2Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaaladda muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale “Madaale”ayaa Maanta dhir kubeeray waddadada Maka Almukarama, Taas oo sare u qaadeysa bilicda caasimadda Muqdisho.

Gudoomiye Madaale aya Mahad gaar ah u celiyey dhalinyaradii Keentay Fikirkan ah in Magaaladda dhir lagu Beero si ay dib ugu soo laabato Bilicdii ay laheeyd.

Dhir beeristaasi waxaa u istaagay dhalinyaro Soomaaliyeed oo La magac Baxay Ubaxa Caasimadda.

Tallaabadan lagu beerayo dhirta ayaa loo arkaa mid soo celineysa bilicdii caasimadda dalka ee Muqdisho.

dhir2 dhir3 dhir4 dhir5 dhirta1

Xigasho: SONNA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here