Dowladda oo ka hadashay mowqifkeeda ku aaddan go’aankii ay Somaliland ku joojisay diyaaradaha QM

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay war –saxaafadeed ay uga hadashay mowqifkeeda ku aaddan go’aankii maamulka Somaliland uu dhawaan ku joojisay duulimaadyadii diyaaradaha Qaramada Midoobay ay ku tegi jireen magaalooyinka Hargeysa iyo Berbere.

Haddaba warka qoraalka ah ee ka soo baxay xafiiska wasiirka war-faafinta ayaa sidan u qornaa:

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com