Dowlada Turkiga oo Muqdisho Xarun Agoonta Wax lagu Baro Ka Furtay Sawiro

Caasho Muxyadiin oo Turki ku Turjumeysa Qudbada Madaxweyne Xasan Sheekh

Munaasbad xariga Loga Jarayay Iskuulkan Cusub ee Wax Lagu Barayao Caruura Agoonta Soomaaliyeed ee Lagu Qabtay Xarunta Iskoolka oo ku taala degmada Wadajir ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo ugu Horeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Pro Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Goobta Qabad Dheer ka Jeediyay ayaa u Mahadceliyay Dowlada Turkaga uga Mahaceliyay Sida Shacabka Soomaaliyeed ay u Garab Taagan Yihiin.

Gudoomiyaha Degmada Wadajir Axmed Xasan Cadoow Axmed Daaci oo isna goobta ka hadlay ayaa ku dhiirii geliyay Umada Sooomaliyeed inaan Ka faa’ideeystaan Waxbarashada Lacag La’aanta ah ee Dowlada Turkiga ay ka Hirgelinayaan.

Dowlada Turkiga ayaa wixi ka danbeeyay Markii Abaartii Dhacday 2009-kii Ka Waada Magaalada Muqdisho Hormarino Kala Duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here