Dowlada oo Markale Lagu Eedeyay iib Sashada Hubka

2

15 Xubneed ee golaha Amaanka QM,ayaa dowlada somaliya ka qadiifiyay xayiraadda hubka ee Somalia bishii March 2013 taasoo muran xoogan uu ka yimid , inkastoo xukuumadda Washington taageertay racfaanka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan xayiraad taasoo mareykanka uu u arkay in ay tahay mid hubeeynesa ciidamada ammaanka si ay ula dagaalamaan al Shabaab.

Warbixinta cusub ayaa sidoo kale shegeysa In tiro ka mid ah qoryaha ay bixiyaan Ethiopia ee ku keydsanaa xaruunta Hallane ay idlaadeen sidii loogu iibinayay wadooyinka caasimadda somaliya.

Warbixinta Monitoring Group sidoo kale in qoryo noocooda ah “56-2 in lagu arkay laba suuqyada oo kuyaala Muqdisho intii udhexeeysay February iyo April 2014.

Golaha Ammaanka ayaa soo rogay xayiraad ee Soomaaliya ee 1992 si ay uyaraato qulqulka hubka ee somaliya,

Dhanka kale Waxaa jira ciidanka nabad ilaalinta Midowga Africa oo tiradooda lagu ay gaarayaan 17,600-kuwaasoo gacan siinaya ciidanka dowlad somliya si ay udaldagaalamaan shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here