Doowlada Soomaaliya oo ay la yaab ku noqotay qabsashada Al-shabaab ee Marka

Al-shabaab oo qabsatay magaalada Marka
Al-shabaab oo qabsatay magaalada Marka

Ururka Al-shabaab ayaa shalay la wareegay gacan ku haynta magaalada Marka ee Caasimadda Gobolka Shabeelaha Hoose.

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Shabeelaha Hoose, Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii, ayaa cambaareeyay qabsashadaasi, waxaana uu DF ugu baaqay ineey si dhaqso ah ugu celiso ciidamadii halkaas kasoo baxay.

Halkaan ka dhagayso wareysi uu siiyay VOA-da:

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here