Doorashadii ugu adkeyd oo maanta ka dhaceysa Cadaado

cadaadoMarka la eego Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee maanta ka dhaceysa Magaalada Cadaado, ayaa waxa ay tahay mid adag, marka loo fiiriyo doorashooyinkii hore ee ka dhacay Magaaladaasi.

Musharaxiin kala duwan oo qaarkood siyaasada ku gaamuray ayaa ka soo dhex muuqan doona Doorashada maanta ka dhaceysa Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug.

Afhayeenka Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug Yuusuf Maxamed Diiriye ayaa Saxaafadda u akhriyay magacyada xubnaha maanta ku tartamaya Kuraasta Aqalka hoose ee Galmudug.

Kursiga 1aad Waxaa ku tartami Doona:

  • Eng. Cabdu laahi cali xasan
  • Saadiq cabdi kariin xaajii Ibraahim
  • Fowsiya Xasan ABuukar

Kursiga 2aad Waxaa ku tartami Doona:

  • Axmed yuusuf Guuleed
  • Cabdu laahi cali xmed

Kursiga 3aad Waxaa ku tartami Doona:

  • Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
  • Axmed Mukhtaar maxamuud

Kurisga 4aad Waxaa ku tartami Doona:

  • Maxamed Maxamuud Guure
  • Sakariye maxamed Cosoble
  • Cabdu qaadir Nuur caraale
  • Cabdiq aadir Gaafoow maxamuud

Kursiga 5aad Waxaa ku tartami Doona:

  • Xuseen Qaasim Yuusuf
  • Shire Macalin Gaab

Kurisga 6aad Waxaa ku tartami Doona:

  • Xasan macalin Maxamuud
  • Cabdi Qaadir Xuseen maxamuud
  • Cabdi Fitaax Cali Xasan

Kursiga 7aad Waxaa ku tartami Doona:

  • Bootaan Ciise Caalim
  • Maxamed Cilmi AFrax
  • Cabdule Faarax Xirsi
  • Cali sheekh Yaasiin Geedi

Kursiga 8aad Waxaa ku tartami Doona:

  • Maxamed Cabdulle Faarax Geeseey
  • Maxamed Axmed Xaashi Qoslaaye

Kursiga 9aad Waxaa ku tartami Doona:

  • Cawil maxamed Siyaad
  • Xaawo Kiin Maxamed Cali
  • Xirsi Aadan Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here