Doorashada Xubnaha Aqalka hoose oo ka socota Garowe (Xildhibaanadii ugu horeeyay oo la doortay)

doorashada aqalka HooseDoorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ayaa maanta si rasmi ah ugu bilaabatay Magaalada Garowe ee caasimada maamulka Puntland , goobta ay ka socota doorashada ayaa waxaa goobjoog ka ah madax ka tirsan maamulka Puntland iyo sidoo kale Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka  Puntland iyo xubno ka socda Beesha Caalamka.

Doorashada aqalka hoose ee ka bilaabatay magaalada Garowe ayaa waxaa la filayaa iney ka dhacdo magaalooyinka xarumaha u ah maamul goboleedyada dalka Soomaaliya.

5i2a8439

Hoolka doorashada ka dhaceyso waxaa haatan ka socoto xaadirinta ergooyinka doorashada sameynaya, waxaana doorashada aqalka Hoose noqoneysaa Puntland iney ugu horeysay doorashadan.

Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay sheegay ind doorashooyinka aqalka hoose todobaadkaan ka dhacayaan dhamaan caasimadaha maamul goboleedyada dalka.

5i2a8443 5i2a8474

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo xildhibaanada lasoo dooranayo ayaa ku sugan magaalada Garowe gaar ahaan halka doorashada maanta ka dhaceyso.

Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kusoo baxay kursigii ugu horeeyay ee xildhibaanada aqalka hoose ee ka imaanaya Puntland, isagoo ka guuleystay C/rashiid Xasan.

5i2a8444 5i2a8464 5i2a8474

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here