Doodwadaag Hogaamiyaasha Dhaqanka oo dhaliilay qaabka shirka odayaasha

Doodan oo aay soo qabanqaabiyeen haya,ada cilmibaarista iyo wadatashiga ee CRD iyo Telefishinka Universal waxaa hogaamiyaasha la weydiiyey sida aay u arkaan xulida dubabka dhaqanka oo ka kooban 135 odey iyo shirka ka socda mogdishu ee odayasha waxyaabaha aay u arkaan qaladaad abuuri kara dib u dhac iyo sida xal loogu heli karo sidaas oo kale waxaa wax laga weydiiyay sida aay u dhici karto in aay dhexdhexaad u noqdaan siyaasiyiinta damaca siyasadeed leh iyo madaxda dowlada.

Halkan ka daawo.