Dood Adag Oo Ku Saabsan Heshiiska Dekeda Berbera Ee Somaliland Iyo Imaaraadka-Video

662F6E78-0DD4-4EE3-9362-261D6F17CE24_w640_r1_sMaamulka Somaliland ayaa heshiis ganacsi oo la xidhiidha ballaadhinta Dekedda Berbera la gashay Shirkad laga leeyahay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo la yidhaahdo Dubai World Ports.

Hadaba heshiiskaas ayaa durbaba waxaa kahoryimid xisbiyada Mucaaradka maamulka Somaliland, kuwaasoo maamulka Siilaanyo ku eedeeyay in heshiiskaas aan lasoo marsiin Baarlamanka.

Halkan ka daawo dood adag oo uu TV-ga Honr Cable dhex dhigay xubno katirsan Mucaaradka iyo xukuumadda:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here