Donald Trump oo weerar ba’an ku qaaday Soomaalida Minnisota

Donald Trump oo weeraray Soomaalida Minnisota
Donald Trump oo weeraray Soomaalida Minnisota

Donald Trump ayaa hadal uu jeediyay ku sheegay in Soomalida ay ku biiraan Daacish.

Qudbad uu jeediyay ayuu ku sheegay in socdaalka Maraykanka ay tahay in wax laga badalo.

Donald Trump waxuu si weyn u cambaareeyey siyaasada Barack Obama iyo xisbigiisa.

Waxuu dhaleeceeyey dadka soo galootiga ah ee maraykanka soo galaya.

Soomalida Maraykanka dagan ayuu ku tilmaamay qaxooti doonaya inay Daacish ku biiraan.

Donald Trump waxuu mar kale ku celiyay in ay tahay in Muslimka laga mabnuuco Maraykanka.

Dhinaca kale waxaa iyana hadashay Hillary Clinto oo eedeeysay hadalada Mr Trump

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here