Dhagayso: Diyaaradaha Kenya oo duqeeyay Masjid ku yaala Gedo

Diyaaradaha dagaalka Kenya
Diyaaradaha dagaalka Kenya

Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha Kenya ay duqeyn ka geysteen meelo ka tirsan gobolka Gedo.

Maamulka Gobbolka Gedo ayaa sheegay in duqeyn dhacday maanta iyo shalay lala eegtay masaajid ku yaalla deegaanka Tuulo-Barwaaqo oo u dhow degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Afhayeenka Maamulka Gobbolka Gedo Nuur Siyaax Xareed ayaa khadka taleefoonka ugu warramay  VOA.

Halkaan ka dhagayso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here