D/Howl-wadaag oo laga hirgaliyay Biyo mareeno…Sawiro

Maamulka degmada H/wadaag, ayaa bilaabay dhismaha biyo mareeno mara dhinacyada laamiga, biyo mareenadaan, ayaa sida maamulka sheegay loogu talagalay ineeysan biyaha Roobka fariisan bartamaha Laamiga iyo Xaafadaha dhaxdooda.

Biyo mareenadii hore ee doowladii Siyaad Barre, ayaa noqday kuwo baaba’ay, sidoo kale waxaa lala baxay dhamaan tubooyinkii biyaha soo qaadayay ee isugu geeynayay goobaha logu tala galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here