Dhimashada qaraxyada Islii ka dhacay oo kordhay+dhagayso

356714_Nairobi-explosionWarbaahinta Kenya ayaa sheegtay in 7 qof ay dhinteen, tiro kalena ay dhaawacantay, ka dib qarax habeenkii xalay ahaa ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Dadkii dhaawacmay ayaa cusbitaalada loo qaaday. Sababta qaraxa keentay ayaan ilaa iyo hadda la ogaanin. Qaraxan ayaa yimid iyada oo Axaddii uu nin Kenya u dhashay uu ku dhintay qarax ka dhacay meel kale oo magaalada Nairobi ku taalla.


 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here