Dhibane Xaashi Cumar oo mudo 14 sano ah ku xeran xabsi ku yaal dalka Talyaani, waxaana loo heystaa dilka haweeney Wariye Talyaani ah iyo Sawir qaade la socday, Warbixin ku saabsan xaalada Xaashi Cumar iyo sababaha hortaagan inuu xoriyadiisa dib u helo halkan hoose taabi.
Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.