Dhibaatada soo gaarta gabdhaha da’da yar

Waa dumar Soomaali ah oo qaadaya qashinkii dhoobnaa magaalada Muqdisho in ka badan toban iyo shan sanadood oo bulshada u keenay dhibaatooyin ay ka mid yihiin cudurada faafa oo halista
Waa dumar Soomaali ah oo qaadaya qashinkii dhoobnaa magaalada Muqdisho

Heerka tirada gabdhaha lagu guursado iyagoo ay da’duudu yartahay ayaa lagu sheegaa in uu sareeyo wadammada Bariga Afrika.

Soomaaliyana, kororka dhimashada caruurta ee xiliga dhalmada ayaa waxaa loo tiriyaa guurka gabdhaha ee xilliga hore, taasoo ay dhakhaatiirta ku sababeeyaan in gabdhaha aanu jirkooda u diyaarsanayn qaadista uurka iyo la tacaalida dhibaatooyinka ka soo wajaha isbadalka jir ahaaneed ee ku dhacaya marka ay guursadaan.

Weriyaha BBC Ibraahim Maxamed Adan ayaa warbixintan ku eegaya dhiibaatooyinka gabdhaha yar yar ay kala kulmaan guurka waqtiga hore.

Xigasho: BBC Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here