Dhgaeyso: Tababarada ciidamada Soomaliya ee Ugandha loo wareejin doono Soomaliya

Commanding officer issues orders to recently trained members of SNA on the western fringes of Somali capital Mogadishu Saraakiil ka socoto Midowga Yurub ayaa sheegay in saldhiga tababarada ciidamada Soomaliya ee Ugaandha oo ku yaalay Bahinga galbeedka Ugaandha loo wareejin doono gudaha Soomaliya sandka cusub ee 2014

Dafcadii ugu danbeyso  140 askari ayaa shalay ka qalan jabisay markii tababarashada ka socday Midowga Yurub ay usheegen in hadda wixii ka danbeeyo loo wareejin doono wixii tababar ciidan gudaha dalka Soomaliya.

Bshiir Cabdullahali oo u waramayaya BBCda ayaa sheegay Tababarkan ayaa ka socda Ugandha muddo ka badan sedex sanno waxaana kasoo qalin jebiyaay in ka badan 3000 oo askari.

Midowga Yurub ayaa sheegay in la garay waqtigii tabbabarada ciidamada lagu qaban lahaa gudaha Soomaaliya madaamada uu soo hagaagay Aminga, suurta galna noqon doonto in aan tababarno ciidamado badan.

Bshiir Cabdullahali oo ka tirsanaa dafcadii loo sooxirayay tababarka ayaa u sheegay BBCd  in ay diyaar u yihiin in ay la dagaalamaan shabaab wadanka nabad ku soo celiyaan.

Wareysiga iyo warbxinta Dhageyso.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here