Dhageyso: Xubno katirsan Al Shabaab oo lagu qabtay J/Hoose

FAAHFAAHIN: Axmed Godane oo saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
DAGAALYAHANO KATIRSAN AL SHABAAB

Maamulka Kumeelgaarka ah ee Jubba ayaa waxay sheegeen inay gacanta ku dhigeen Xubno katirsan Dagaalyahanada Al Shabaab kadib howlgalo laga sameeyey Gobolka Jubbada Hoose.

Sargaal uhadlay Maamulka Jubba oo lagu magacaabo Maxamuud Khaalib ayaa waxa uu sheegay inay hayaan seddex nin oo katirsan Al Shabaab oo labo ka mid ah isku meel laga soo qabtay halka midka kalena meel Howd ah laga soo qabtay.

Maamulka Jubba ma aysan sheegin waxa laga yeelayo Dagaalyahanada ay sheegeen inay katirsan yihiin Al Shabaab ee gacanta lagu dhigay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA SARGAALKAASI OO KA HADLAYA ARINTAASI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here