Dhageyso: Xildhibaanada Mooshinka wada oo Fariin Diraya

maareeye

Iyadoo Xildhibaanada kasoo horjeeda sii shaqeynta R/wasaaraha Soomaaliya ayaa waxay fariin udireen Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay inay ka codsanayaan Gudoomiyaha Baarlmaanka Soomaaliya inuu xakameeyo Mooshinka iyo qaabka looga hadlayo.

Xildhibaan Maareeye ayaa muujiyey sida ay udoonayaan in Xukuumada uu hogaamiyo R/wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed meesha looga saari lahaa ayna u arkaan mid Xal ah Mooshinka ay soo gudbiyeen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN UU DIYAARIYEY AADAN X– USEEN DAA’UUD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here