Dhageyso: Xarun si lacag la’aan ah dumarka wax loogu baro

Gabdho Soomaali ah oo ka qeybgalay xaflad wax barasho
Gabdho Soomaali ah oo ka qeybgalay xaflad wax barasho

Magaalada Muqdisho waxaa laga furay xarun si lacag la’aan dumarka wax loogu baro.

Faadumo Maxamed Cali waa gabar Soomaaliyeed oo wax ku baratay dalka gudihiisa, waxayna Muqdisho ka samaysay xarun wax lagu baro dumarka waaweyn ee ka daahay waxbarashada, iyo kuwa saboolka ah oo la baro xirfado ay ku shaqeystaan si ay noloshooda u maareeyaan.

Xaruntan ayaa si lacag la’aana dumarka wax loogu baraa.

Inta badan dumarka ayaa waxbrashada lagu dhibaa, waxaana kuwa badan oo ku jirra ay ka tagaan waxbarashdda iyagoo guursada nin.

Weriyaha BBC Ibraahim Maxamed Aadan oo booqday xaruntaasi ayaa sheekdan ka sameeyay.

Dhageyso Wareysiga Faadumo Maxamed 

Ra’yigaaga ka soo dhiibo?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here