Dhageyso: Wiil ka sheekeeyey Qaraxa Caawa Ka dhacay X/Weyne

micraphone

Wiil dhalinyaro ah oo goob ganacsi ku leh Degmada Xamar Weyne ayaa waxa uu ka sheekeeyey qaraxa Caawa fiidkii ka dhacay Barxada Iskaashatooyinka ee Degmadaaasi.

Wiilkaan oo Farmashi ku leh meel aan ka fogeyn halka caawa qaraxa ismiidaaminta ka dhacay ayaa sheegay inuu arkay gaari Cad oo nin kasoo dagayo kadib markii uu wax yar ka maqnaana uu qarxay gaarigiis.

C/kiriin ayaa isagoo laga dareemayey naxdinta uu ka qaaday qaraxaasi waxa uu sheegay inuu arkay dad ku dhaw shan qof oo qaraxa ku dhintay iyo dad kale oo dhaawacyo soo gaareen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WIILKAASI OO KA SHEEKEYNAYA QARAXA CAAWA DHACAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here