Dhageyso: Wasiirka Arimaha Dibada Jabuuti oo Amaanay Hormarka Muqdisho

Wasiirka Arimaha Dibada Dawlada Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf iyo xubno la socday ayaa waxay maanta soo gaareen magaalada Muqdisho kaasi oo ka qeyb galaya shirka Berri kaga furmaya IGAD gudaha Muqdisho.

Wasiir Maxamuud Cali Yuusuf ayaa Amaanay Muqdisho iyo Hormarka ay ku tallaabsatay isagoona sheegay in dhowr jeer oo Xamar uu yimid ay tahay markii ugu wanaagsaneyd dib udhis iyo Amni intuba.

Waxa wasiirka iyo wafdiga la socda ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Muqdisho xubnihii soo dhaweeyey ayaa waxa horkacayey dhigiisa Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle.

Wasiir Yuusuf ayaa sheegay inay sii wadi doonaan kaalmada dhinaca walbo ah ay Somaliya la garab joogaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA ARIMAHA DIBADA JABUUTI

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA QAABKII WASIIRKA LOO SOO DHAWEEYEY

10430414_944575802221577_4542608968761473602_n 10898019_944575882221569_7822160385824641245_n 10931417_944575832221574_259779425833918862_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here