Dhageyso: Wasiir Badni “Xilka iskama Casilin”

micraphoneIyadoo warar soo baxay maanta duhurkii ay sheegayeen in Xilkii uu iska casilay Xuseen Maxamuud Shiikh Xuseen (Badni) kaas oo xalay loo igmaday inuu qabto Xilka Wasiirka Wasaarada Beeraha Soomaaliya.

Waxa uu sheegay Xuseen Badni in si khaldan ufaafiyeen warka ah inuu xilka iska casilo.

Wasiirka Cusub ee Beeraha loo magacaabay Xuseen Maxamudu Badni ayaa sheegay inuu ku qanacsan yahay Xilka loo magacaabay Sanadkii 2012-kiina uu xilkaan uu soo qabtay.

Xuseen Badni ayaa dhinaca kale waxa uu ka warbixiyey qorshaha uu udajiyey in wax badan ka qabto Hormarinta Beeraha Soomaalida.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSI RADIO MUQDISHO UU SIIYEY WASIIR BADNI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here