Dhageyso: Wariye Booqday dadkii Xalay ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho

Wariye C/fitaax Xasan Cabdulle oo ka mid ah Saxafiyiinta Idaacada Kulmiye oo saaka Aroortii Tagey Cusbitaalka Madiina ee Muqdisho ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey dhaawacyada dadkii xalay kusoo waxyeeloobay qaraxii ka dhacay Muqdisho.

DHAAWAC

Waxa uu wariyuhu sheegay inuu soo arkay dad dhaawacyo Culus qaba oo cusbitaalka la jiifiyey isagoo intaa ku daray hadalkiisa in dadka qaar ay gubteen jirkooda.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARYESI LAGA QAADAY WARIYAHA TAGEY CUSBITAAL MADIINA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here