Dhageyso: Wareysi Shariif Xasan Uga Hadlayo Shirka Ka Socdo Baydhabo

shariif xasan adaanXildhibaan Shariif Xasan Sheihk Aadan ayaa wuxuu ka hadlay shirka ka maamul usameynta 6da gobol ee ka socda Magaalda Baydhabo.

Shariif Xasan ayaa sheegay in ay waqtigaan haboontahay in la dhiso sedex gobol ee aan lagu degdegin dhisida lixda gobol.

Xildhibaan Shariif Xasan ayaa muujiyaya damaciisa in uu rabo madax ka noqdo maamulka loo sameyn doono ” Aniga nin muwaadin ayaa  ahay hadii uu Illaah ii siiyana xaq ayaan u leeyahay madaxtinimada in ley doorto ayaan rabaa aniga qori waxba kuma rabo hadaadna waxba kuma rabo sanduuq ayaan wax ku rabaa” ayuu ku jawaabay Shariif Xasan.

Wareysiyo kala Duwan Shariif Xasan uga Hadlayo Maamul U Sameynta Lixda Gobol 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here