Dhageyso: Wareysi Guddoomiyaha KMG ah Bangiga Dhexe ee Somalia

bashiir-647x523-300x242

Guddoomiyaha KMG ah ee Bangiga Dhexe ee Somalia ayaa wuxuu ka hadlay qaabka bangiga u shaqeeyo iyo dhibaatooyinka ka hor imaan kara.

Bashiir Ciise Cali ayaa waxaa la weydiiyay sababta ay isu casishay guddoomiyahii ka hore, wuxuuna sheegay in culeesyo badan ay jireen iyo waxyaabihii ay tabaneysay

Bashiir Ciise Cali oo ah guddoomiyaha cusub ee KMG ah ee Bangiga Dhexe ee Somalia ayaa  Idaacadda VOA Barnaamijka Martida Mikrofoonka arimo badan uga hadlay.

Clik & Riix Si aad u Dhageysato

Dhageyso Wareysiga oo Dhameystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here