Dhageyso: Ugaas Maxamed Weli oo ka baxsaday Shabaabka kana hadlay Beesha Habargedir

Isbad-badalka siyaasadeed waa mid la arko hadba wadciga sida uu kugu qabto,Taageere hore oo shabaabka si weyn ula dhacsanaa ayaa hadda quus iyo kalsooni laabasho sameeyey.

Ugaaska Beesha Sade ahna Afhayeenka Salaadiinta Beelaha Daarood Ugaas Maxamed Wali Sheekh Axmed Nuur oo kamid ahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee Shabaab ka tirsan ayaa  mar hore .ka goostay shabaabka.

Ugaas Maxamed Wali oo carar hadda ku jooga meel ka mid ah gobollada Dhexe ayaa waxa uu ka hadlay bur burka ku yimid shabaab sheegayna diin ku gambadka inay u wacan tahay.

Maxamed Wali waxa uu sheegay dhinaca kale Beesha Habar gidir inay khiyaantay Shiikh Xasan Daahir una gacan gelisay gacan cadow ayna ku baaqayaan in mar kale Habar gidir ay soo furtaan Shiikh Xasan sida uu yiri.

Maxamed Wali ayaa wuxuu ka hadlay Shabaabka iyo xaalada ay ku sugan yuhuun sheegyna in wax diin ah asyan wadi ummana ay iska qato, wuxuu kaloo sheegay in  in dowladda lala dagaalao madaama dibna loo soo bilaabo wadatashi hor leh iyo dowladd cususb.

Ugaaska Beesha Sade ahna Afhayeenka Salaadiinta Beelaha Daarood Ugaas Maxamed Wali Sheekh Axmed Nuur oo kamid ahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee Shabaab ka tirsan ayaa  wuxuu ka goostay shabaabka

Dhageyso Ugaas Maxamed Wali

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/07/wareysiugaasmaxamed.mp3″]

2 COMMENTS

  1. ugaasow waxaan qabaa inaad la dhanbi tahay ninkaad sheegaysid xasan daahir na awal saleebaan iyo cayr iyo habar gididr midna ma uusan aqoon talo na kama uusan maqlayn e ee markuu ina godani hiii ay dadka wada layn jireen uu ka soo cararay iyo adigaba baad habar gidireey iyo dhahaysaa iyo sidoo kale adiga laftigaaga oo soo cararay markaad wax kasta samayseen oo maatadii iyo dadkii iyo dalkiiba layseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here