Dhageyso: Tartanka Heesaha Hirgelay oo Lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Xalay waxaa ka dhacay Magaalada Muqdisho Tartan fanaaniin da’yar ah oo ay ku tartamayeen heesaha iyo suugaanta kale waxaana soo qaban qaabiyey Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya iyadoo bahda Fanaaniinta Hobalada Waaberi.

209

Wasiirka Warfaafinta Mustaf Dhuxuloow ayaa sheegay bil kasta uu qaban doono tartanada nuucaan oo kale ah isagoo sheegay inuu u hambalyeenayo afartii dhalinyaro ee tartankii xalay guuleystay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODADKA QAAR KA MID AH DADKII GUULEYSTAY

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA WARFAAFINTA MUDANE DHUXULOOW

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here