Dhageyso: Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda Degmada Jowhar Sh/Dhexe

DSC01039-600x337Waxaa si habsami leh uga socda Magaalada Jowhar kala iibsiga ciyaaryahanada Kooxaha ka dhisan Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe.

Yacquub Xaaji Cabduqaadir oo ah Kuxigeenka Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta Degmada Jowhar oo wareysi gaar ah siiyey idaacada Asal ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey qaabka ay kooxaha ula kala wareegayaan ciyaartoyda.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA AAN LA YEELANAY YACQUUB XAAJI CABDUQAADIR

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here