Dhageyso: Kulanka Habargidir ee ku saabsan arrimaha Xasan Dahair

Maanta waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Beelaha Habargidir, kulankaasi oo ay kaga hadlayeen xariga Xasan daahir Aweys.

Kulanka waxaa ka qeyb galay Odayaal, Waxgarad, Siyaasiyiin ka tirsan beelahaasi oo daacad u ah Xasan Daahir Aweys.

Abuukar Sheekh Cismaan oo ka hadlay muhiimada kulanka ayaa yiri”Habargidir waxa ay dalbaneysaa in dowladda ay jawaab ka bixiso xariga Xasan Daahir hadii kale ay jawaab ku haboon bixin doonaan”

Dhageyso  shirkii Beelaha Habargidir warkii ka soo baxay

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/06/Beesha-Habar-gidir22.mp3″]

 

Sidoo kale waxaa ka hadlay Suldaan Axmed Dhoore oo ka hadlay xariga Sh.  Xasan Daahir .

Waxaa magaalada Muqdisho ku shiraya maanta Odayaasha dhaqanka beelaha Habargidir ee taageersan Xasan Daahir Aweys.

Suldaan Axmed Dhoore oo ka mid ah Odayaasha Beelaha uu kasoo jeedo Xasan Daahir Aweys ayaa ka warbixiyay Shir ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho oo ku saabsan Xasan Daahir Aweys.

Suldaanka oo saxaafada la hadlayey  ayaa sheegay in Xasan Daahir uu yahay Muwaadin Soomaali ah oo xaq u leh inuu nabad galyo ku noolaado lakiin waxa uu sheegay in ay dhibaateysay dowladda Soomaaliya.

Dhageyso  Suldaan Axmed Dhoore                                                                                     

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/06/Suldaan-Axmed-Dhoore.mp3″]

5 COMMENTS

  1. Waa cajiib in nin yiri Kitaabka Alle kor ha laga dhigo lagu tilmaamo dhiigyacab. Sheeq Xasan waa nin culumo ah aadna u qiima badan, qolada afduubatayna wey ka shalaayi doonaan. Xafidaka Allah yaa Sheyqanaa.

  2. kaas nacaska ah ayaan jawaab siinayaa ee ku soo galay cadaado waxaad tahay ina gumeed kuwa xabashida …. umaydha ma ihi nin hawiya ama reer koonfura laakiin qadiayada taagan iyo caqli xumadaada nijaasyahow walaahay hadaan ku arki lahaa karbaash ayaan kula dhici lahaa car mar uun kaalay hargeysa ama burco xassan aweysna waa geesi somaliyeed ama islaama oo tolwaayay

  3. Salaan. War odayaashaan aniga iyo beesha eey sheegayaan ma matalaan. Waa niman munaafaqiin ah, oo u caqli xun sida uu u caqli xun yahay odaygaan argagixisada ah ee Xasan Daahir Aweeys. Dadka Somaliyeed odayaashan oo kale ayaa maxbuus qabiilka ugu haayo. Ayaga oo dhan halasoo xir xiro marba hadii eey u doodayaan gacan ku dhiigle dad badan qaba naftooda, oo waliba eey ugu horeeyaan kuwaan waxmagaratada ah oo uu dadkooda laayay, qaxiyayna misana u ooynaya in lasoo daayo, si uu inta ka hartay u sii dhameeyo. War dadkaan cawaansanaa. Miyeeysan taariiqda waxba ka baran.
    God bless Somalia.

    • ninka cadaado dheegtey aad baan igu xumahey magaca aad wadatid iyo sida aaad u hadleysisee waxa ku dhihi lahaa ka fiirso maxaad hu dasleysid afkana suubso. tan kale sheeqa cidna denbi kama galin ee ma subag la yaashii baad tahay. tan labaad waa in la sii daayo hadii kale gabar gabadeed baan u dagaalameyna. tan sadaxaad soo baro taariikh sheega waa nin u tagaamaya towxiidka mar walbana isagaa guuleysan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here