Dhageyso: Shacabka Muqdisho oo Aragtiyo kala duwan ka bixiyey Shirka IGAD

micraphoneWaxa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho Shirka Wasiirada Arimaha Dibada IGAD waxaana shirkaasi looga hadlayaa waxyaabaha uqabsoomay dawlada Soomaaliya iyo Xaalada Amni iyo mida siyaasadeed ee ka jirta Somaliya.

Qaar ka mid ah Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka hadleen fikirkooda ku aadan waxa kasoo bixi kara shirkaan iyo waxay kaga dhigan tahay Soomaaliya.

Dadka qaar ayaa qaba in waxba kasoo bixi doonin shirka maanta ka furmay Muqdisho.

Waxa qaarkood sidoo kale Shacabka Muqdisho ay wax lagu farxo ku sheegeen shirkaan ayna ka rajeeyeen in qodobo muhiim ah kasoo baxaan geba gebada shirkaasi.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO ARAGTIDA SHACBAKA KU DHAQAN MAGAALADA MUQDISHO SHIRKA IGAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here