Dhageyso: Shacabka Jowhar ku dhaqan & Hambalyada ay udireen Radio Asal

logo oneIyadoo maanta loo dabaal dagayey Munsaabada Sanad Guurada Koowaad ee Radio Asal ayaa waxa Shacabka ku dhaqan Magaalada Jowhar iyo deegaanada hoostaga ay iyaguna hambalyo iyo bogaadin usoo direen maamulka iyo Shaqaalaha Idaacada Asal.

Waxay inta badan dadka hambalyada diray ay ku amaaneen shaqaalaha Radio Asal howlkarnimada ay lasoo baxeen mudada sanadka ah ay shaqeynayeen.

Shacabka Tahniyada usoo diray Maamulka iyo Wariyeyaasha Radio Asal ayaa waxay sheegeen in dhaliil aysan uheynin Asal laakiin howsha ay heyso sii dar dar geliyaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODADKA SHACABKA KU DHAQAN MAGAALADA JOWHAR

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here