Dhageyso: R/W Sharma’arke “2 Arin ayaan kusoo Celiyey Wasiirada Hore”

IMG_0185Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa waxay dad badan dood ka keeneen soo celinta Wasiiradii hore oo xilalka uu kusoo celiyey Intooda badan.

Cumar C/rashiid oo ka jawaabayey hadalkaasi waxa uu ku micneeyey in labo Arin uu ku doortay soo celinta Wasiiradii Hore qaarkood.

Waa mida hore inay yihiin dad shaqo wanaag la yimid Xukuumadii hore sidaa awgeedna aan looga maarmin shaqadii ay bilaabeen inay dhameystiraan.

Waa mida Labaad inay yihiin dad Afkaar wanaagsan oo dhiseysa leh oo Xukuumadii hadii lugta ka qaloocato wax utoosin kara.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA R/WASAARE SHARMA’ARKE OO ARINTAASI KA HADLAYA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here