Dhageyso: Puntland & Dawlada Federaalka Somaliya oo Heshiis kala saxiixday

Shir maalmahan dambe uga socday Magaalada Garowe Dawlada Federaalka Somaliya iyo Maamul Gobolleedka Somaliyeed ee Puntland ayaa waxa lasoo sheegayaa in heshiis laga gaaray.

1014

Heshiiska waxa dawlada Soomaaliya waxa usaxiixay R/wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed halka Puntland uu usaxiixay Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas iyadoona Beesha Caalamka matalayey oo heshiiska saxiixay Wakiilka Midowga Yurub uqaabilsan Arimaha Soomaaliya Micheal Cervone.

Qodobada lagu heshiiyey waxa ku jiray in Gaalkacyo qeybta Wuqooyi aysan ka mid noqon doonin Maamulka loo sameynayo gobollada Dhexe ee Somaliya.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA HIDAHA IYO TACLIINTA SARE EE SOMALIYA DUCAALE AADAN OO AKHRIYEY HESHIISKA QODOBADA LA GAARAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here