Dhageyso: Prof.Buubaa “Khilaaf & Ikhtilaaf dadku ma kala Yaqaanaan”

Buubaa

Cusmaaciil Maxamuud Hure (Buubaa) oo ah Siyaasi Soomaaliyeed oo siyaasada dalka wax badan kala socda ayaa waxa uu kahadlay Khilaafka Siyaasadeed ee soo kala dhex galay Madaxweynaha Dalka iyo R/wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed Maxamed.

Mar uu sharaxaad ka bixinayey Ikhtilaaf iyo Khilaaf ayuu ku kala macneeyey:

IKHTILAAFKA waa kala fikir duwanaan

KHILAAF waa shaqo markii la wado oo la isku mari waayey lagana rabo dadka is haya ay arintaasi ka fogaadaan.

Cusmaaciil Hure Buubaa oo isagu mar soo noqday Wasiirkii Arimaha Dibada intii udhaxeysay 2006 ilaa 2007-dii ayaa waxa uu ku baaqay in xal siyaasadeed laga gaaro xiisadaan siyaasadeed ee dhawaan soo kala dhex gashay Madaxweynaha & R/wasaaraha.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA LAGA QAADAY PROF.CUSMAACIIL BUUBAA

1 COMMENT

  1. asc buubaa waxaan u sheegaa in somaliland ku guul dareysatay alshabaab u soo diristii oo xamar u soo dirtay waa dhamaatay somaliland isku dir ee ka sameyso koonfurta gabalkiina waa dhacay buubaa ee u sheeg habar habarta somaliland.koonfurta ayagaa ka tashanaayo aayohooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here