Dhageyso: Nusoj oo ku baaqday sii deynta Wariyeyaal laga xiray Radio Goob Joog

NUSOJ LOGOShalay gelinkii dambe ayaa waxa ciidanka dawlada Soomaaliya xabsiga utaxaabeen labo wariye oo katirsan ama la shaqeynayey Idaacada Goob Joog ee Magaalada Muqdisho.

Wariyeyaasha la xiray ayaa waxay kala yihiin Maxamed Salaad iyo Ibraahim Xaaji Yuusuf waxaana xilliga la xirayey ay kusugnaayeen goob ay war ka dooneen oo aheyd Degmada Waaberi oo qarax uu ka dhacay.

Hadaba waxa maanta ka hadlay arintaasi Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Bakistaan isagoona cambaareeyey xariga labadaasi saxafi islamarkaana ay ku raad joogaan halka lagu xiray kuna baaqayaan in lasoo daayo.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA MAXAMED IBRAAHIM BAKISTAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here