Dhageyso: Muungaab “Gudoomiyihii shaqeyn waaya xilkaa laga Xayuubinaa”

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Gen. Muungaab
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Gen. Muungaab

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Janeral Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada Amaan ee Magaalada Muqdisho.

Janeraal Muungaab waxa uu tibaaxay in Gudoomiyihii xilkiisa si fiican ugudan waaya shaqada uu weyn doono booskiisana qof kale oo howlkar ah lagu buuxin doono.

Gudoomiye Muungaab waxa uu sheegay in xaalada Amni ee Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay ay kasoo yara wanaagsanaaneyso.

Janeral Muungaab waxa uu ku faanay in magaalada Xamar Amnigeeda uu ka fiican yahay sidii ay hore u ahaan jirtay bilihii lasoo dhaafay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN KUSAABSAN HADALKA MUUNGAAB

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here