DHAGEYSO: Musharixiin la rabo in Doorashada Koofur Galbeed Laga reebo

Saacadihii la soo dhaafay  waxaa dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay deegaanka Jilib Marka oo ka mid ah deeganada hoostaga Magalada Marka ee Xarunat gobolka Shabeellaha Hoose.

Dagaalkaas oo soo gaaray xalay fiidkii ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay dadka ku nool deegaanka Jilib marka,kuwaas oo sheegay inay casbi dareemeen.

Hoos ka dhageyso wabixinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here