Dhageyso: Maxaabiista Waxaa Loo Sameynayaa Shaqo Abuuris WW Cadaalada Abyan

 

C/llaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada
C/llaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada

C/llaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada ayaa ka qayb galay Xuska Maalinta Xuquuqu Adanaha oo lagu qabtay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho halkaas oo ay ka soo qaybgaleen madaxda labada gole.

Ugu horeyn waxaa halkaasi hadal ka jeedisay Asli Cismaan Ducaale oo ka socotay hay’adaha udooda xuquuqda aadanaha oo sheegtay in qofka bani’aadamka ah uu u baahanyahay in xuquuqdiisa uu helo.

Garyaqaan Cismaan Cilmi Guuleed oo ah garyaqaanka Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in qofka bani’aadamka ah uu xaq fara badan leeyahay, islamakaana laga maarmaan ay tahay in intaasoo dhan loo dhameystiro.

Ugu danbeyntii waxaa halkaas ka hadlay C/llaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada oo sheegay in maxaabiista Soomaliyeed inta ay xiran yihiin Farsamooyin ay ku shaqeestaan la bari doono iyo markaas la sii dayana shaqo loo abuuri doono.

Wasiirka iyo Madaxdii Ka Qayb Qadatay Dhageyso

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here