Dhageyso: Maamulka Degmada Beled Xaawo oo Amaro Shacabka Dul dhigay

Belad-Xaawo oo lagu qabtay xubno Al-Shabaab
Belad-Xaawo Gobolka Gedo

Maamulka Degmada Buula Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa Cabasho waxay ka muujiyeen waddooyinka laga dhex dhisto ee goobaha ganacsi ka furtaan iyagoona ku goodiyey inay tallaabo ka qaadi doonaan dadka amarkooda ka horyimaada.

Madaxa Arimaha Bulshada Maamulka Degmada B/xaawo C/qaadir Xuseen Ibraahim ayaa waxa uu sheegay inay shacabka ku leeyihiin fura waddooyinka ay xirteen ee ganacsiyada ka furteen iyo qaarkood oo guryo ka dhex dhistay Waddooyinka.

Sidoo kale Waxa uu digniin udiray Maamulku dadka dhirta inta jara kadibna dhuxusha ubadela waxaana uu ugu hanjabay hadii dadkaasi ay ka waantoobi waayaan ay awood u adeegsan doonaan sharcigana horkeeni doonaan dadkaasi dhirta jaraya.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA MADAXA ARIMAHA BULSHADA DEGMADA BUULA XAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here