Dhageyso: Kenyatta “Al Shabaab Dawlad Islami ah ayey Geeska Africa ka dhisi rabaan”

President Uhuru: Political groups to blame for Mpeketoni killings
President Of Kenya Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu sheegay in Al Shabaab ay damacsan yihiin dawlad islaami ah inay ka dhisaan Dalalka ku yaalla Geeska Africa.

Kenyatta ayaa waxa uu sheegay in ay ka codsanayaan Wadamada ku yaalla Bariga Africa ka codsanayaan sidii ay kaga qeyb qaadan lahaayeen la dagaalanka Al Shabaab.

Madaxweyne Kenyatta ayaa sidoo kale ka codsaday Muslimiinta ku dhaqan dalka Kenya inay kala qeyb qaataan ka hortaga weerarada Shabaab ka geystaan dalkiisa.

Waxa uu ka rajeeyey Madaxweyne Kenyatta muslimiinta ku dhaqan dalkiisa inay ka adag yihiin iska difaacida dadka magaca diinta islaamka ku qarabaanaya ee ku dhibaateenaya Shacabka dhiigoodana ku daadinaya.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN AAN KA DIYAARINAY ARINTAASI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here