Dhageyso: Isbaarooyin Qaab Beeleed loo soo dhigtay Sh/Hoose

Sida uu xaqiijiyey Kusimaha Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Sh/Hoose Ahna Gudoomiye Kuxigeenka dhinaca amaanka Gobolkaasi ayaa sheegay in ay ka warqabaan Isbaarooyin yaalla Deegaano katirsan Gobolka Sh/Hoose.

Waxa uu sheegayaa in isbaarooyinkaasi ay soo dhigteen dad u abaabulan qaab beeleed sida uu hadalka udhigay ayna ku dadaalayaan sidii loo qaadi lahaa.

Cali Nuur Maxamed oo ah Kuxigeenka dhinaca amaanka Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in ay diyaariyeen ciidankii qaadi lahaa isbaarooyinkaasi,ayna hore ugu guuleysteen in Isbaarooyin ciidan katirsan Dawlada uyaallay ay qaadeen.

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN UU DIYAARIYEY CUSMAAN CABDALLA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here