Dhageyso: Howlgal ka dhan ah Al Shabaab oo ka Socda G/Bay

micraphone

Deegaano hoostaga Gobolka Bay ayaa waxa ka socda Howgal la sheegay in lagu xaqiijinayo Amaanka lagulana dagaalamayo Ururka Al Shabaab.

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bay Korneel Mahad C/raxmaan Aadan ayaa waxa uu sheegay in howlgalkaasi uu yahay mid ka socda inta badan degmooyinka iyo Tuulooyinka Gobolka Bay.

Waxa uu tibaaxay Korneel Mahad C/raxmaan in meelaha laga galo Magaalooyinka ay ku yaallaan Koontaroolo dadka lagu baaro si loo ogaado waxay yihiin.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA TALIYAHA BOOLISKA GOBOLKA BAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here