Dhageyso Gudoomiyaha gudiga maareynta masiibooyinka Gobolka Shabeele Dhexe

Gudoomiyaha gudiga maareynta musiibooyinka gobolka shabellaha dhexe Cusmaan Maxamed Muqtaar
Gudoomiyaha gudiga maareynta musiibooyinka Gobolka shabellaha Dhexe Cusmaan Baarey

Gudoomiyaha gudiga maareynta musiibooyinka gobolka shabellaha dhexe Cusmaan Maxamed Muqtaar ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaalo shaqo oo uu ku marayo qaar ka mid ah deeganada webiga shabelle uu fatahaadaha ku dhuftay.

Degaanada uu socdaalka ku marayey gudoomiyaha ayaa waxaa ka mid ahaa  Mooyko,  Beyxaaw Nuukaay ,Maandheere , Gaashanle,  Bacaadley ,  Jiilaale, Boodaale iyo Xaanooley.

 

Tuulada Nuukaay ee Degmada Jowhar
Tuulada Nuukaay ee  7km Degmada Jowhar uga aadan dhanka Kofur Bari

Dhageyso Wareysiga  Gudoomiye Cusmaan Baarey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here