Dhageyso: Gudoomiyaha Gobolka Bay oo ka hadlay Qaraxyadii dhacay

micraphoneIsagoo caawa wareysi siinayey Idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Bay Cabdi Aadan Hoosoow ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey weerarkii ismiidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay Magaalada Baydhabo.

Waxa uu sheegay Gudoomiye Hoosoow inay jiraan dad badan oo maqaayada ku shaahayey oo qaraxa uu saameeyey dhimasho iyo dhaawac badana kasoo gaaray.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA UU SIIYEY GUDOOMIYAHA IDAACADA BBC-DA

Sidoo kale wareysi uu isla gudoomiyaha Gobolka Bay siiyey Caawa Idaacada VOA-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa waxa uu ka sheekeeyey qaraxyada dhacay iyo khasaaraha inta ay og yihiin.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA UU SIIYEY GUDOOMIYAHA IDAACADA VOA-DA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here