Dhageyso: Galmudug,Ahlusuna & Ximan & Xeeb oo xiriirka ujaray D.F Somaliya

1112-495x234

Iyadoo shalay Heshiis ku kala saxiixdeen Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ayaa waxa soo baxaya dadka kasoo horjeesanaya qodobada qaar oo umuuqda mid aan cuntami karin.

Maamulada Galmudug,Ahlusuna Waljamaaca ee Gobollada Dhexe kataliya iyo Ximan iyo Xeeb ayaa waxay wadajir usoo saareen maanta warsaxaafadeed ay kaga soo horjeedaan Heshiiskii shalay lagu gaaray Garowe.

Waxa la sheegay inay maamuladaasi ay Kalsoonidii iyo wada shaqeyntii kala noqdeen dawlada Federaalka Somaliya gaar ahaan Xukuumada uu hogaamiyo R/wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed Maxamed.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO IDIRIS ISMAACIIL OO KA AKHRINAYA WARSAXAAFADEEDKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here