Dhageyso: Faroole Oo Ka Diiday Musharaxiinta In Lawada Dhiso Guddiyada

Musharixiinta Puntland
Musharixiinta Puntland

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faloore ayaa diiday in ay  soo wada dhisaan guddiyada doorashooyinka

Musharax Cali Xaaji Warsame oo shirka Jaraa’id ka hadlay ayaa shegay in Madaxweynaha Puntland Faroole ay kulmeen balse ay ku kala kaceen, Kadib Markii Faroole ka laaban waayey go’aankiisa.

Waxaa goor dhow magaaladda Garowe Shir Jaraa’id ku qabtay Qaar kamid ah musharaxiinta jagadda madaxtinimadda Puntland kuwaas oo sheegay in dhinacooda muujiyeen dadaal badan kaalin wixii laga wada hadlay in dhamaantood leysku waafiqin. Musharaxiinta ayaa codsaday in la soo dhexgalo si ariintaan xal loogu heli.

Dhageyso Shir’kii Jaraaid ee Musharaxiinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here