Dhageyso: Faah faahin Hordhac ah Dabkii ka kacay Xerada Barakac Muqdisho

Gaadiidka dab damiska ayaa ku mashquulsan dab ka kacay galabta Casirkii Xero dad barakacayaal ah ka deggan yihiin agagaarka Beerta Qaadka ee Magaalada Muqdisho.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA QOF GOOB JOOG U AH DABKA KA KACAY XERADAASI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here